Työtori Tikkurilan työvoimatoimistossa 22.9.2004 klo 12-16:00
Xafiiska shaqada ee Tikkurila ayaa waxaa kajiro
Suuq shaqo 22.9.2004 saacadana waa 12:00-16:00
Vernissakatu 8 A 1, 01300 Vantaa
Tervetulleeksi.
Tapaamaan työnantajia ja keskustalamaan sinuun mahdollisuuksistasi. Työllistyä heidän yrityksiinsä.Paikalla on myös ammattiliiton edustajia, joilta voit kysyä työelämään Liittyviä kysymyksiä.
Paikalle pääsee hyvin busseilla ja junalla Tikkurilan asemalle
Ku soo dhawaada .
In aad la kulantaan shaqo bixiyaal oo kuu suuro galinaysa in aad ka la xaajooto. Sidi aad shaqo kaga heli lahayd shirkadooda. Waxaaa kaloo jooga goobtaas khuburo ka socota ururada shaqaalaha oo kaa caawin ,Doona wax allaale wixii ku saabsan shaqooyinka. Waxaad u soo racikartaa basaska iyo tareenada taga maxadada tikkurila.
|