| Finnish | Ingiriis | Soomaali  |
Golaha midnimada soomaalida ee Finland, Puh. +358 443449175 fax +358 9 449175, Susitie 2-6, 00800 Helsinki, P.O. Box 1002, FIN-00101 Helsinki
Dhacdooyinka Cusub Dhacdooyinka Cusub
Golaha Midnimada Soomaalaida
Nagala Soo Xariir
Waxbarashda
Shaqaaleynta
Dhaqanka Soomaalida
Diinta
Talin Bixin arimaha Bulshada
Mashaariicda
Majakka- Beacon
Xubnaha Dalada
Kaydka Macluumaadka
Hay'adaha Wadashaqeynta Inaga Dhaxeyso
Links
Intranet
Site Index
 


Dibadbaxa kuleylaha ee qoysaska ee lagu qabanayo Kirkkinummi bisha sideedaad

Laanqeyrta Cas ee Finland qeybteeda Maunula waxey u diyaarinayaan qoysaska soomaalida dibadbax kuleyle. Dibadbaxan waxaa lagu qabanayaa Kirkkonumi goobta dibadbaxa kuleylaha ee Porkkala
>> Sii akhri

Xurumaha Sportiga waxay ugu deeqayaan kuleylaha dadka dalak u soo guuray cayaaro iyo socod kooxa ah

Xarumaha Spotiga ee xaafadaha waxay ugu deeqayaan kuleylaha dadka dalak u soo guuray cayaaro kala duwan iyo waxqabad waqtiyada firaaqada ah. Dhammaan dhalinyaraiyo dadka waaweyn wey u furantahay qabaqaabadan >> Sii akhri

Dibadbaxa Soomaalida ee bisha Sibtembar oo lagu qabanayo Hyvinkää

  • Kesärinne, Hyvinkää
  • Shan maalmood bisha sagaalaad
  • 30 qof
  • Xubnaha Somaliliitto lacag l’aan
  • Warbixin dheeraad ah Tel: 09-449175

Kulanka wadahadalka ee Semtembar: Warbixino waxqabadka masuuliinta Finnishka

  • Semtembarta, Xilliga uu dhacayo dib ayaan iidiinla soo socodsiineynaa
  • Xaruntadhaqanka ee Caisa
  • Kulanka waxa uu furan yahay cidkasta ee xiiseeneysa
  • goobta wadahadalka wixii su’aala ah waxaa ka jawaabayaya sida: Xafiiska Ajaanibta,Wasaarada waxbarashada,Booliiska, Xafiiska arimaha bulshada sidaa oo kale waxaa goobjooga ka ah wakiil Somaliliitto ka socda.

Maalinta Dhaqanka Soomaalida ee Sebtembar/Oktoobat

  • Semtember/Oktoobar, Xilliga uu dhacayo dib ayaan iidiinla soo socodsiineynaa.
  • Xaruntadhaqanka ee Caisa
  • Kulanka waxa uu furan yahay cidkasta ee xiiseeneysa
  • Bandhig, cuntakarin, muxaadaro, galb tartameed gabayo
  • Tartan qoral ee ardeyda iskuulada iyo qeybinta abaalmarinta

Shir xagaageedka Somaliliito ee Nuvember

  • 6.11.2004
  • Gobta dib ayaan iidiinla soo socodsiin doonaa

 

 

Wararka
Dhacdooyinka
Cusub
Daabacaada Cusub
Bogga Haweenka
Bogga Dhalinyarada
Bogga
Caruurta
Wararka Maqalka
Tala Soo celin
 



   Bilow   © Golaha Midnimada Somalida