| Finnish | Ingiriis | Soomaali  |
Golaha midnimada soomaalida ee Finland, Puh. +358 443449175 fax +358 9 449175, Susitie 2-6, 00800 Helsinki, P.O. Box 1002, FIN-00101 Helsinki
Wararka Dhacdooyinka Cusub
Golaha Midnimada Soomaalaida
Nagala Soo Xariir
Waxbarashda
Shaqaaleynta
Dhaqanka Soomaalida
Diinta
Talin Bixin arimaha Bulshada
Mashaariicda
Majakka- Beacon
Xubnaha Dalada
Kaydka Macluumaadka
Hay'adaha Wadashaqeynta Inaga Dhaxeyso
Links
Intranet
Site Index
 


Sharciga cusbaa ee ajaanibta oo dhaqangalay (03.05.2004)

Sharciga cusub ee ajaanibta waxa uu dhaqangalay 1.5.2004. Sharcigan waxa uu si buuxdo u badalayaa sharcigii hore 1991. Sharcigan cusub lagama doonayo in xubin ka tirsan xubnaha qoyska finnishka ah ee jooga dibadda in ay codsiga ogalaanshaha daganaaka ku sugaan dibadda. Waxa uu iman karaa Finland waxaanu codsigiisa ka buuxin karaa wadanka gudihhisa. Sharciga dagaannshaha waxa ogalaanshihiisa go'aaminya saldhigyada booliiska ee dagaanada. Sharcigan cusub waxa uu wax ka badalayaa qaabka aasaasiga ee sharciyada shaqada, laakiin codsiga magangalyada sidii hore waxba kama badalna.






Wararka
Dhacdooyinka
Cusub
Daabacaada Cusub
Bogga Haweenka
Bogga Dhalinyarada
Bogga
Caruurta
Wararka Maqalka
Tala Soo celin
 



   Bilow   © Golaha Midnimada Somalida