| Finnish | Ingiriis | Soomaali  |
Golaha midnimada soomaalida ee Finland, Puh. +358 443449175 fax +358 9 449175, Susitie 2-6, 00800 Helsinki, P.O. Box 1002, FIN-00101 Helsinki
Wararka Dhacdooyinka Cusub
Golaha Midnimada Soomaalaida
Nagala Soo Xariir
Waxbarashda
Shaqaaleynta
Dhaqanka Soomaalida
Diinta
Talin Bixin arimaha Bulshada
Mashaariicda
Majakka- Beacon
Xubnaha Dalada
Kaydka Macluumaadka
Hay'adaha Wadashaqeynta Inaga Dhaxeyso
Links
Intranet
Site Index
 


Homepageka oo la cusbooniisiinayo: Golaha Midnimadda Soomaaliyeed ee Finland oo hormarinaya waxqabadka warbaahinta (8.07.2004)

Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland wuxuu dib u cusbooneysiin ku sameeyay homepegka si uu u haqabtiro baahida xubnahiisa iyo hayädaha ay xiriirka leeyihiin ee ka hawlgala wadanka gudihiisa iyo dibadiisaba.

Homepagekan cusub waxaan kusoo gudbin doonaa soomaalida Finland waxyaabaha cusub ee khuseeya. Waxaanu dooneynaa sidaa oo kale in aanu kula xariirno maamulka dawlada Finnishka qeyb kasta oo ka mid ah sida; shaqa bixiyayaasha, macalimiinta, haya’daha caafimaadka iyo dhamaan madaxda hay’adaha kala duwan ee dalka ka jira

.

Homepageka Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland waxaad kaloo ka heleysaan warbixino la xariira sida; waxbarashada iyo xeerarka shaqada ee Finland, Dhacdooyinka iyo kulamada imanaya, A
deegyada bulsho iyo mashaariicda iskaashiga ee inaga dhaxeysa hey’adaha aanu heshiiska nahay. Haweenka, Caruurta iyo dhalinyaradaba waxay ka helayaan bogag u gaar ah oo ay ka helayaan qoraalo iyo macluumaad iyaga gooni u ah.

Golaha Midnimada Soomaaliyeed iyo Kuntotussäätiö/ Mashruuca Majakka-Beacon ayaa si wada jir ah masuul uga ahaa dhaqangalka dibuhabeynta homepagekan, kaalmada lacagta waxaa bixiyay mashruuca ESR/EQUAL.

Wixii tala bixin iyo fikrad ah ee khuseeya horumarinta homepagekan noo soo gudbi aad baad ugu mahadsan tahay

Homepagekan qeyba badan oo ka mid ah sameynteeda ma dhamaystirna. Dhameystirka qeybaha hadhsan waxaanu qorsheyheynu yahay haddii uu Alla idmo in uu dhammaado kuleylahan.

Dhamaan wixii ra’yi, fikrad iyo horumarin ah ee la xariira homepagekan waad noo soo gudbin kartaan adinka oo ku mahadsan! Aragtidaada waxaad ku soo gudbin kartaa Golaha dooda ama talo soo celinta ama ku soo dir fariintaada cinwaankan somaliliitto@somalilitto.fi

 




Wararka
Dhacdooyinka
Cusub
Daabacaada Cusub
Bogga Haweenka
Bogga Dhalinyarada
Bogga
Caruurta
Wararka Maqalka
Tala Soo celin
 



   Bilow   © Golaha Midnimada Somalida