|
|
|
Buuga qalin jabinta: dhalinyarada soomaaliyeed oo jiidhay barafka una horseeday bulshada wada noolaashaha dhaqamada kaladuwan (24.05.2004)
Buuga qalinjibinta ee Anne Alitolppa-Niitamo waxey ku baadhay dhalinyarada soomaaliyeed ee u soo guuray wadanka Finland sagaashameeyadii siday u dhexgaleen bulshada cusub ee ay martida u yihiin. Dhalinyarada waxay taariikhda dhow ee dadka wadankan finland u soo guuray ku tilmaaman yihiin jabiyaashii barafkii adkaan ee horyaalay dadka laga tira badan yahay, waxayna dooneen iyaga oo aan helin wax caawiya xubinta ay ku leeyihiin bulshadan cusub ay u soo guureen. Sii akhri
|
|
|
|