|
Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Finland wuxuu ogeysiinayaa dhammaan ardayda soomaaliyeed ee ka baxday sanadkan dugsiga sare in Ururku u samaynayo xaflad maalinta bishu tahay 4.6.2010, saacadda 15.00-18.00 waxaanay xafladdu ka dhacaysaa maktabada Pasila, qaybta shirarka. Hadaba wuxuu ururku ka codsanayaa dhammaan ardaydaasi inay la soo xidhiidhaan Ururka Midnimada Soomaaliyeed ugu danbayn 28.5.2010.
Waxaad soo wici-kartaa telefoonada kala ah 0443449175 ama 0442919781 amase 0440499110 ama waxaad soo dirikartaa emailka ah somaliliitto@somaliliitto.fi.
MAHAD-BADAN
Guddoomiyaha Somaliliitto
Cabdirashiid Cawed Diiriye
<< Takaisin
|