| Suomi  | Englanti | Somali |
Suomen somaliliitto ry, Puh. +358 443449175 fax +358 9 449175, Susitie 2-6, 00800 Helsinki, PL 1002, 00101 Helsinki
Ajankohtaisia uutisia Ajankohtaista
Etusivu
Yhdistys
Yhteystiedot
Koulutus
Työllistyminen
Somalikulttuuri
Uskonto
Sosiaalineuvonta
Projektit
Majakka- Beacon
Jäsenyhdistykset
Arkisto
Yhteistyökumppanit
Linkit
Intranet
Sivuhakemisto
 


Koorso bilow ah oo luqadda Finnishka ah oo loogu talagalay dadka aan akhriska iyo qoriddaba aan aqoon

Koorsada waxaa loogu talagaley dadka aan waxna qori karin waxna akhrin karin ama     dadka wax qoridooda iyo wax akhriskooda ay hooseyso ama dadka aan qori karin xarfaha laatiiniga ah.
 

Koorsada waxaa lagu baranayaa alifbeetada iyo nambarada, waxaa kaloo lagu ba-ranayaa qoraalka iyo akhrinta finnishka fudud.

Koorsada waxaa loogu talagaley dadka aan waxba aqoon (qoraalka iyo akhriskaba).

Koorsada waxaa la dhiganayaa maalmaha isniinta, talaadada, arbacada iyo khamiista saacadaha u dhexeeya 17.00 ilaa 20.15 waxaana lagu dhiganayaa iskuulka sare ee dadka waaweyn ee ku yaala Itäkeskus. Koorsada waxaa ladhiganayaa wiigii 16 saa-cadood.

Koorsada waxay bilaabaneysaa 2.9.2009 waxayna dhamaaneysaa 17.12.2009.

Lacagta lagu dhiganayo koorsada waa 125€ (dadka aan shaqeyn waxay ku dhi-ganayaan 62,50€).

Is diiwaangelinta koorsada waxay bilaabaneysaa khamiista 27.8.2009 saacadaha u dhaxeeya 17.00 ilaa 19.00. Meesha aad iska qori kartid ama aad iska diiwaan gelin kartid waa Iskuulka sare ee dadka waaweyn oo ku yaala Itäkeskus oo cinwaankiisu yahay (Kajaaninlinnantie 10, 00900 Helsinki).


Ku soo dhowaada barashada luqada finnishka ah

Warbixin dheeraad waxaad ka heli kartaan:
Laura Ruuskanen
Qorsheeyaha waxbarashada khaaska ah (Erityissuunnittelija)
Gudoonka Waxbarashada ee magaalada Helsinki
Telefoon (09) 310 64 636






Uutiset
Ajankohtaista
Julkaisut
Naisten sivut
Nuorten sivut
Lasten
sivut
News in Audio
Palaute



   Alkuun   © Suomen Somaliliitto ry