| Finnish | Ingiriis | Soomaali  |
Golaha midnimada soomaalida ee Finland, Puh. +358 443449175 fax +358 9 449175, Susitie 2-6, 00800 Helsinki, P.O. Box 1002, FIN-00101 Helsinki
Wararka Dhacdooyinka Cusub
Golaha Midnimada Soomaalaida
Nagala Soo Xariir
Waxbarashda
Shaqaaleynta
Dhaqanka Soomaalida
Diinta
Talin Bixin arimaha Bulshada
Mashaariicda
Majakka- Beacon
Xubnaha Dalada
Kaydka Macluumaadka
Hay'adaha Wadashaqeynta Inaga Dhaxeyso
Links
Intranet
Site Index
 


Ogaysiis

March 10, 2010

Golaha Midnimada Soomaaliyeed (Ssl)

Golaha Midnimada Soomaaliyeed (Ssl) waxuu ogaysiinayaa xubnihii ururka in shirwaynihii ururka ee guga uu dhici doono Axad 11.4.2010, laguna qaban doono xarunta (Herttoniemenrannan Asukastaloyhdistys Ankkuri ry ku taal wadada Paasivaarankatu 6) saacda 10:00 aroornim.

Xubnaha sharafta leh waxaa la ogaysiinayaa inay soo bixiyaan lacagtii xubin nimada (10?) akoonka Nordea 147030-207244  ka hor waqtigaa shirwaynaha loo qabtay. Cidaan laga arag akoonka ururka ama gacanta ka bixin ka hor ha la timaado warqadda cadaynayso inaad lacagta bixisay maalinta shirka.

Qof aan soo bixin lacata xubinnimada cod ma yeelandoono.


Waqtiga loo qabtay shirka waa lix saac oo ay kujiraan salaadihii iyo nasasho, sidaa darted waxaan marlabaad cosanaynaa in waqtiga la  ilaaliyo.





Wasalaamu Calaykum


Mohamud Abdulle Mahdi
Puheenjohtaja
Suomen somaliliitto ry, puh. +358 440820081
Susitie 2-6, 00800 Helsinki



Wararka
Dhacdooyinka
Cusub
Daabacaada Cusub
Bogga Haweenka
Bogga Dhalinyarada
Bogga
Caruurta
Wararka Maqalka
Tala Soo celin
 



   Bilow   © Golaha Midnimada Somalida