|
BARASHDA XARFAHA IYO TIROOYINKA!
17.8.2004 waxaa ka bilaananaya goobta Adult Hakanieme koorso loogu talagaly dadka ajaaniibta ah, taasoo ay ku baranayaan xarfaha iyo tirooynka. Koorsadu waxay dhamaanaysaa desembar 2004. Koorsada waxaa loogu talagalay dadka waayeelka ah. Wiigiiba waxaa la qaadanayaa laba cashar. koorasadan waxaa la qaadanayaa 12 qof. Qiima koorsadu lagu dhiganayaa waa 50 euro, taasoo aad ka codsankarto xafiiska sooshalka. Hadii aad taqaano qof u baahan koorsadan hala soo xiriiro Monikulttuuriyhdistys Familia Club ry:n, waydii goobta koorsada oo telefoonkeedu yahay 09 – 738 628 saacada 8.00 – 17.00
KIRJAIMET JA NUMEROT TUTUIKSI!
Adultassa Hakaniemessä
alkaa 17.8.2004 maahanmuuttajien kurssi, jossa voi oppia kirjaimia ja numeroita. Kurssi loppuu joulukuussa 2004.
Kurssi on tarkoitettu vanhoille ihmisille.
Joka viikko on kaksi oppituntia.
Kurssille otetaan 12 opiskelijaa.
Kurssimaksu on 50 euroa, johon voi hakea avustusta sosiaalitoimistosta.
Jos tiedät jonkun, joka tarvitsee tätä kurssia, voit soittaa Monikulttuuriyhdistys Familia Club ry:n ja kysyä kurssipaikkaa.
Puhelinnumero on 09 – 738 628 klo 8.00 – 17.00
|